Gudomiyaha ganacsiga soomaaliyeed ayaa magaalada kismaayo kaga dhawaaqey in ay kismaayo tahay xarunta ganacsiga soomaaliya kadib shir labo maalin rugaha ganacsiga soomaaliya uga Socdey magaalada kismaayo, Bulshada kudhaqan kismaayo iyo maamulka Jubbaland aya soo dhaweeyey.
Leave a Reply