
Raashin gargaar ah ayaa laga qeybiyey Magaalada Dhusaamreb kaas oo loogu talagalay dadka Abaaruhu saameeyeen waxa ayna deeqdani ka timid waddanka Sucuudiga, Raashinkan waxaa wakiil ka ahaa Hay’adda Al-xamlatul Wadaniyah Alsucuudiyah waxaana ka faa’iideystay 500 oo Qoysas danyar ah kuwaasoo u badnaa dadka ku ceyrtoobay Abaarta.
Leave a Reply