Safiirka Dowladda Shiinaha ayaa maanta ka qeyb galay kulan ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Gar-gaarka iyo Maareynta Musiibooyinka oo looga hadlaayay wax ka qabashada abaaraha Soomaaliya waxa uuna halkaasi kaga dhawaaqay in shiinaha ay bixin doonto lacag gaareyso 10 milyan oo doolar.
Leave a Reply