Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Dr Aweys Shiikh C/llaahi ayaa soo saaray warqad amar soo qabasho iyo horkeenid maxkamadeed oo ka dhan ah Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta ee shaqada laga joojiyay C/risaaq Cali Yuusuf Bahlaawi iyo Xasan Samatar Cali oo ahaa madaxii Maaliyadda ee wasaaradad Warfaafinta.
Leave a Reply