dhawan bay ahayd Markii La magcaabey Gudoomiyiha Gobolka Baandir Mudane Thaabit Cabdi Maxamed isagoo bilaabay sidi uu wax uga qaban lahaa baahiyaha kajira Muqdisho isagoo dhagax dhigay wada laba km oo isku xirta Isgoysyada Kaaran iyo Xaawa Casir ee degmada Kaaran, taas oo si weyn u burbursaneyd isla markaana adkaa isticmaalkeeda.
Munaasabadii lagu dhagax dhigay waddadan ayaa waxaa goob joog ka ahaay xildhibaana ka tirsan golaha Shacabka, saraakiisha laamaha amniga magaalada Muqdisho qaar kamid ah dadweynaha degmadaas.
Leave a Reply