Ra’iisul Wasaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya MudaneXasan Cali kheyre ayaa ugu horayn kormeer ku tagey Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare xiligaasi oo ay ka socotay shaqo maalmeedka Wasaaradda, waxanaa uu warbxino ka dhageystay mas’uuliyiinta Wasaaradda.
Leave a Reply