Madaxweyaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa warqadaha Aqoonsiga Danjirinimo ka guddoomay Safiirka Dowladda Itoobiya usoo magacaabatay Soomaliya jamaamulidiin Mustafa Cumar oo Mudo dhuumaalasi ku joogay Dalka Soomaliya.
Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa horay u qaabilay danjirayaal cusub oo qaarkood loo soo magacaabay soomaaliya si loo xoojiyo Xiriirada soomaaliya kala dhaxeeya caalmka, Dowlaadda itoobiya ayaa ka mid ah dalalka dariska la ah soomaaliya gaar ahaan kuwa ay ciidamadu nabad ilaalinta ka jogaan Soomaaliya.
Leave a Reply