
Dhageyso:Shirkii u dhaxeyay dowlada dhexe iyo dowlad gobolleedyada dalka oo Warmurtiyeed Laga soo Saarey
Madaxda Dawladda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada ayaa kulan wadatashi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho intii u dhaxeysay Abriil 15-16, 2017. Waxaa kulanka shir guddoominayey […]