
Madaxweynaha Soomaliya oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safirika cusub
Madaxwaynaha dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta warqaddaha aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay Safiirka dowladda Shiinaha u fadhiisan doonna Soomaaliya Mudane Qin Jian.