
Dawlad Goboleedyada ma is dhehdeen waxaa dhaamay Dagaaloogayaashii.! W/Q Jimcaale
Waxaa hubaal ah burburkii dawladii dhexe ee Soomaliya waxaan soo marnay marxalada dhawr ah oo dhamaantood xanuun badnaa,markastana wadanigu ka welwelayey aayaha danbe qaranka Soomaaliyeed,waxay […]