Madaxweynaha DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo waxa uu Muqdisho kula kulmay Taliyaha Taliska Milliteriga Maraykanka u jooga Qaaradda Afrika (AFRICOM), General Thomas Waldhuauser.
Kulankaasi oo ahaa mid albaabaddu u xirnaa waxaa kaloo ka qeyb galay Wasiirka Gaashaandhiga XFS, Taliyaha iyo Abaanduulaha XDS iyo Danjiraha Maraykanka u jooga Somalia, Ambassador Stephen M. Schwartz iyo Saraakiil kale Kulnkaasi looga hadlay Tababarka iyo Qalabaynta Ciiddanka XDS iyo Hawlgalka lagula dagaalamayo Al-Shabaab.
Leave a Reply