Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Gaalkacayo kulan muhiima kula yeeshay maamulka gobolka Mudug, kan degmada Gaalkacayo, Isimada, nabadoonada iyo waxgaradka gobolkaasi.
Kulanka ayaa waxaa madaxweynaha ku wehelinaayey masuuliyiinka tirsan golaha wasiirada dawladda, maamulka gobolka Mudug, kan degmada Gaalkacayo, saraakiil ka tirsan madaxtooyada, Saraakiisha ciidamadda gobolka Mudug, nabadoonada iyo waxgaradka gobolkaasi, urrurada haweenka iyo kuwa dhalinyarada.
Leave a Reply