Xafladan Siheer sare ah loo soo agaasimey kan yaabisey bushadii halkaas isugu timid Oo Ah Mid Sanadkiiba Mar La Qabto Laguna Abaalmariyo Gudiyada Dugsiga, Ardayda, Waalidiinta Sido Kalena Lagu Xiro Sanad Dugsiyeedka 2016 – 2017 Ayna Si Wada Jir Ah usoo Qaban Qaabadeda Iska Kaashadeen Maamulka, Waalidiinta, Macalimiinta Iyo Ardayda Dugsiga Sare ee Al Muntada Qardho Ayaa Ka Qabsoontay Gudaha Dugsigaas.
Bulshadii halkaas isugu timid oo isugu jirtay Walaadiinta,Ardayda,Macaliinta,Maamulka dusiga, iyo marti sharax kale oo kala duwan oo ay kamid yihiin maamulka Degmada Qardho ayaa waxaa indhahooda soo jiitey Sida wanaagsan ee ardayda ulabisan yihiin Midabkooda oo aad moodid Qorax soobaxaysa, ayakoo qabay dhar isu eg wajigoodna farxad ka muuqato, waxaa kaloo quraxda ka muuqata ardaydaan indhahoodu soo jiinteen qurba jooga Soomaliyeed ee daafaha dunida Kunool.
Halkaan Hoose kadaawo Masawiradii Wariye Mustafe saahil Maxamed
Leave a Reply