Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay qorshaha lagu sameynayo ciidamo isku dhafka ah ee ay yeelan doonto Soomaalya, Madaxwaynaha ayaa sheegay in haatan tirada ciidamada dowladda aysan aheyn kuwa xadidan, laakiin qorshahooda uu yahay in la helo ciidamo awood uleh sugida amaanka dalka.
Leave a Reply