Degmada Doolow ee gobolka gedo waxaa lasoo gaarsiiyey deeq raashina oo katimid Itoobita deeqdaan raashinka ah ayaa waxaa waday 7 gaari oo ah kuwa dhaadheer ee xamuulka qaada, Dowlada Itoobiya ayaa dilal joogta ah ku haysa Shacabka Soomaliyeed laga soo bilaabo Gobolada Waqooyi ilaa Gedo.
Leave a Reply