Wasaaradda beeraha maamul-goboleedka jubaland ayaa kormeer ay ugu kuur galeyso xaaladda beeraleyda deegaanka goobweyn oo geystii 15 kilo mitir dhinaca waqooyi kaga beegan magaalada kismaayo ku tagtey halkaas oo ay xog wareysi kula yeelatey dadka deegaanka.
Hoos ka daawo warbixintii Maxamed Kaasim
Leave a Reply