Dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay xayiraad saartay dhaq dhaqaaqa hanti dhowrahii hore ee qaranka Dr Nuur Faarax Jincaale, xayiraadaan ayaa imaaneyso kedib markii uu hanti dhowraha uu kasoo horjeestay waxa uu ku tilmaamay sifaha loo maray xil ka qaadis xalay ay ku sameeyeen golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya.
Leave a Reply