Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed(Farmaajo) iyo wafdi uu Hogaaminaayo ayaa safar dhulka ah ku gaaray Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose.
Wafdiga madaxweynaha waxaa kamid ah Wasiiro,xildhibaano ka Tirsan Baarlamanka Soomaliya, saraakiil ka Tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaliyeed,iyo Taliska Midowga Afrika.
Leave a Reply