Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafti balaran oo uu hogaaminayo ayaa goor dhow ka dhoofay magalada Muqdisho ayakoo ku sii jeeda Shirka London
Madaxwaynaha Soomaliya waxaa ku waheliya safarkisa Wasiiro, Xildhibaano iyo qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada, kuwaasi oo ka qeyb galaya shirka 11–bishaan May ka furmaya maagaalada London ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya.
Leave a Reply