Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahan duqa Magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa kulan gaar ah oo ku saabsan xoojinta Amniga Caasimada muqdisho kula yeeshay Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Taliyaha Qeybta Guud Gobolka Banaadir ee Ciidanka Boliiska soomaliyed iyo Saraakil katirsan Ciidanka Nabad Ilaalinta Amison,
kulanka ayaa inta uu socday ayaa waxaa looga hadlay sidii loo diyaarin lahaay qorshaha lagu xaqiin karo amniga caasimada Soomaliya ee Magaalada Muqdisho, dhawaan bay ahayd markii dowlada Soomaliya shaacisey in la diyaariyey qorshihii lagu sugi laha amaanka Muqdisho.
Leave a Reply