Baarlamaanka Juubaland ayaa lafasaxay bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed iyadoona loo sheegay inaysan kismaayo kadhoofi karin cabsi laga qabo inay ku biiraan Xildhibaanada mucaaradka Jubbaland, Amarkaan ayaa kasoo baxay Madaxwaynaha Jubbaland axmed Madoobe iyadoo cirka isku shareertay mucaaradka ku kacsan kooxda axmed madoobe ee fadhiidka oo udiiday Jubbaland inay hormar gaarto taas oo kismaayo dhinac udhaafi wayday.
Leave a Reply