Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdigii wasiirrada ahaa ee uu hor kacayay ayaa dalka dib ugu soo laabtey, Madaxweynaha ayaa intii uu Dalka ka maqnaa wuxuu booqashooyin kala duwan ku gaalaa bixiyay Waddamada Jabuuti, Sacuudi Carabiya iyo Qatar.
Leave a Reply