Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Xildhibaan Cabdi Shakuur Cali Mire oo ah xubin ka tirasan Barlamaanka Soomaliya ayaa waxuu tacsi udiray qoyskii iyo eheladii uu ka baxay Gudoomiyihii wax barashada Gobolka Galgaduud Cabdulaahi Colaad.
Waxa uu ahaa nin howl-kar ah oo wax badan u soo qabtay Qaranka iyo ummadda Soomaaliyeed ayuu yiri waxuuna ilaahay uga baryey in janadii fardowsa geeyo dambigiisana dhaafo.
Leave a Reply