Ciidamada Puntland ayaa ku qabtay gaari waxyaabaha qarxa sidda oo ladoonayey in lagaliyo gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, Ciidamada ayaa soo bandhigay gaarigan oo siday waxyaabaha qarxa waxaana laga badbaadiyey Shacabka Soomaaliyeed ee kunool magaalada Boosaaso.
Shir Jaraa’id ayaa waxaa Maanta Magaalada Boosaaso siwadjir ah ugu qabtay gudoomiyaha Gobolka Bari Taliyaha Qeybta Booliiska gobolka Bari yo Duqa degmada Boosaaso kuwaas oo dhamaantood ka hadlayay qaraxa.
Leave a Reply