Month: May 2017
MadaxwaynahaSoomaliyaoo War Adag kasoo saaray in 18 kun laga dhigayo Militeriga,
Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay qorshaha lagu sameynayo ciidamo isku dhafka ah ee ay yeelan doonto Soomaalya, Madaxwaynaha ayaa […]
Daawo:R/wasaaraha Soomaaliya oo Hambalyo u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed
R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mud. Xasan Cali Kheyre ayaa hambalyo ku aadan maalinta shaqaalaha adduunka oo ku asteysan maanta oo ah 1-da May u diray […]
Deeq Raashina oo katimid Columbus Ohio oo lasoo gaarsiiyey Isbitaalka Balanbale Video+Sawiro
Isbitaalka Degmada Balanbale oo ay jiifaan dad laliita jirooyin kala duwan ayaa waxaa lasoo gaarsiiyey Deeq raashina oo katimid Columbus Ohio, Maamulka degmada Balanbale iyo […]
Raysal Wasaare Khayre Oo Kulan La Yeeshay Wafdi Ka Socday Jarmalka iyo lacag loogu deeqay Soomaliya
R/wasaaraha dowladda JFS Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Jarmalka Mr Sigmar Gabriel oo maanta […]
Daawo:Riwaayad Laga sameeyey dhibka Itoobiya ku hayso Soomaliya
Waxaa isoo taraya dhibaatada Dowlada Itoobiya ku haysa shacabka soomaliyeed ee dagan xududa Soomaliya iyo Itoobiya laga soo bilaabo Gobolada waqooyi ilaa Gobolka Gedo waxaa […]
Madaxweyne Soomaliya iyo Milliteriga Maraykanka oo ka shiray weerar kadhana Alshabab
Madaxweynaha DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo waxa uu Muqdisho kula kulmay Taliyaha Taliska Milliteriga Maraykanka u jooga Qaaradda Afrika (AFRICOM), General Thomas Waldhuauser. Kulankaasi oo ahaa […]
Daawo+Masawiro=Roob Badan oo Xalay Ka Da’ay Degmada Caabudwaaq iyo degaanada ku dhow
waxaa xalay roob fiican uu ka da’ay Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud iyo degaanada udhow iyadoo ay ka jirtay deegaankaan abaar xun oo xoolihii iyo […]
Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo Kaqayb galay shirka Wasiirada Beeraha ee Jaamacadda Carabta.
Wasiirka Wasaaradda Beeraha ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciid iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqasho shaqo ku tegay dalka Suudaan, isagoo halkaasi […]