Degmada Garbaahrey ee Gobolka Gedo ayaa mudooyinkii dambe waxay ku tilaab saneysey Horumar xaga Amniga,Bilicda iyo Ganacsiga, Magaalada Garbaharey ayaa laga hir galiyey Ceel biyaha Macaan ah Madama magalada ay ku yaraayeen Biyaha Macaan taas oo keenaysa in Bulshada ka maar maan biyihii horey loo isticmaali jirey.
Leave a Reply