Salaad Cali Jeele oo ka mid ahaa xildhibanadii dowladii hore ayaa sheegay in hub aruurinta Muqdisho ka socota ay tahay guul usoo hoyatey Bulshada soomaliyeed waana ujeedkii loo doortey dowladaan shacabka ah ee uu hogaamiye Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Raysawsaare Xasan Cali Khayre, waana muhiim xakameynta hubka sharci darada ah ee magaalada lala wareegayo kuwa diidan in hubka laqaado waa Nabadiidka.
Leave a Reply