Gudoomiyaha Gobalka Gedo Maxamed Maxamuud Maxamed ayaa saxaafada u xaqiijiyay in diyaaradaan ay kusoo dhacaday garoonka gGarbaxarey kadib markii Pilotkii lumayey kontrolka diyaarada waxaana saarnaa diyaaradaan labo Qof oo kaliya iyo Raashin Gar gaar ah, isla markaan ay ka bad baadeen labada Qof ee saarnaa diyaarada.
Leave a Reply