Kulan looga hadlaayay ducomintiyada been abuurka ah oo lagu qabtay magaalada Muqdisho waxaana kulankaan ka qayb galab wasiirka Cadaalada,Taliayaha Booliiska Xeer ilaaliyaha qaranka iyo gudoomiyaha maxkamada Sarre waxaana kulankaan laga soo saarey amar ah in maanta laga bilaabo in la mamnuucay Waraqaha been abuurka ah cidii lagu qabta ay mudan doonto ciqaab dheer.
Leave a Reply