Dowladda Federaalka Soomaaliya aya markii ugu horeesay ka hadashay xiisada ka dhax aloolsan wadamada gacanka carbeed kadib markii wadamo badan oo carab ah ay xiriirka u jareen wadanka Qatar, Waxey Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ku baaqeysaa in khilaafka lagu dhammeeyo wadahadal iyo is faham, iyada oo la adeegsanayo Ururka Jaamacadda Carabta iyo Ururka Iskaashiga Islaamka.
Leave a Reply