Shirweynahan ansixinta siyaasadda Qaran ee Dhallinyarada ayaa waxaa ka soo qayb galay Ra’iisul wasaare ku Xigeenka xukuumadda Soomaaliya , wasiirka Wasaarada Dhallinyarada, Wasiir ku xigeenka wasaaradda Dhallinyarada, Wasiirada dowlad Goboleedyada Ururrada Dhalliyarada ,Dhalliyarada Gobolka Banaadir Ururrada Arrimaha bulshda iyo Dhallinyaro ka kala socotay degmooyinka Gobolka Banaadir.
Leave a Reply