Dowladda Puntland, ayaa ka hadashay dagaal khasaaro badan dhaliyay oo ka dhacay deegaanka Af-urur oo katirsan gobolka Bari kasoo kooxda Al shabaab ku qaaday fariisin ay joogeen ciidamo katirsan Daraawiishta.
Wasiirka amniga Maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab), oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa si weyn u baneeniyay wararka sheegaya in Alshabaab laayeen ciidamo badan oo katirsanaa Puntland oo ka howgalayay saldhiga Af-urur.
Leave a Reply