Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Canada u qaabilsan Soomaaliya Sara Hradecky waxayna kawada hadleen madaxwaynaha sidii sidii Canada uga qayb qaadan lahayd gurmadka abaaraha iyo Mashaariicda lagu horumarinayo Dalka Somaliya, Safiirada Canada u qaabilsan Soomaaliya ayaa waxay kaloo la kulantay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaahsiga Caalamiga Yuusuf Garaad Cumar iyo dan jiraha Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya.
Leave a Reply