Waxaa magaalada doolow ee gobolka Gedo soo gaaray wafti isugu jira xildhibaano,gudoomiyaha Gobolka gedo iyo Madax kale, waftigaan ayaa waxaa kamid Wasiir kuxigeenka arimaha Gudaha Jubbaland C/rimaan Maxamed Xuseen, Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Muxumed Maxamed Aadan, iyo gudiga baaraha Jubaland waxa garoonka degmada doolow kusoo dhaweeyey Maamulka doolow iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Doolow.
Leave a Reply