Madaxweynaha maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa gaaray Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha hoose, waftiga madaxwaynaha waxaa soo dhaweeyey Masuuliyiin ka tirsan Maamulka degmada Baraawe.
Madaxwayne Shariif Xasan iyo gudoomiyaha Gobolka Shabeelada hoose ayaa si wadajir udhagax dhigay Garoonka Diyaradaha ay yeelanayso Magaalada Baraawe. Magaalada Baraawe ayaa ah Caasumada Maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayakoo hada si ku meel gaara xarun u ah Magaalada Baydhabo.
Leave a Reply