Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Maanta Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya, Madaxweynaha iyo Saraakiisha Ciidmada ayaa ka wada hadlayo Arrimo dhowr ah oo uu ka mid yahay Xoojinta Dagaalka lagula jiro Xarakada Al-shabaab iyo ka shaqeynta
Leave a Reply