Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow ka duulay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.
Wafdiga uu horkacayo Ra’iisul wasaaraha ayaa ku sii jeeda Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya, Halkaas oo ay kaga qeyb gali doonaan Shir Madaxeedka IGAD oo maanta furmaya waana boqashadii ugu horaysay Raysawasaarevkhayrevku tago itoobiya.
Shirka IGAD ayaa diirada lagu saarayaa xaalada colaadeed iyo mida bani’aadanimo ee ka jirta Koofurta Sudan.
Leave a Reply