Suuqyada Hargaysa ayaa waxa kusoo badanaya tuugada hadaysa dharka iyo Mobilada Hadaba ganacsatada ayaa kacabanaya in tuugo ay fara kulul kuhayso bacad layasha iyo Meheradaha kale loona baahan yahay in ciidamada amaanka ka hawl galan Suuqyada Hargaysa lana qabto kuwa dafaaya Mobilada.
Leave a Reply