Wasiirka Arimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya C/faarax Siciid Juxa,ayaa sheegay in Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya ay Gobolada dalka Soomaaliya sidaan oo kale ay Shir dib u heshiisiin ah ku qabaneyso.
Wasiir Juxa waxaa uu xalay ka qeyb gelayay kulan Casho Sharaf ahaa oo uu Guddoomiyaha Gobolka Banaadir u sameeyay Ergadii ka qeybgashay Shirkii Hanaanka dib u heshiisiinta Qaran ee shalay ku soo xirmay Muqdisho.
Leave a Reply