Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa kusoo dhaweeyay Maxamed Cabdullaahi Aadan oo kasoo laabtay tartan Qur’aan akhris ah oo lagu qabtay dalka Tanzania.
Maxamed oo 13 jir ah wuxuu tartankaas ka galay kaalinta koowaad, isaga oo sharaf iyo magac wanaagsan usoo hoyay dalkiisa iyo dadkiisa.
Leave a Reply