Qarax xoogan oo gaystay qasaaro ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho Inta la xaqiijiyay 11 qof kabadan ayaa ku dhimatey, 20 kalena way ku dhaawacmeen oo ay kamid yihiin Gudoomiyaha Degmada Wadajir Cumar Cabdulaahi, iyo Gudoomiyaha Ururka Haweenka Degmada kadib markii qarax gaari Caasi ah laga soo buuxiyay lagu qarxiyay meel aan sidaas ugu fogeyn xarunta degmada Wadajir.
Goobta uu qaraxa ka dhacay waxaa ku sugan Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaliya qaraxaan ayaa waxaa gaystay koocda Al-Shaabab oo caadaystay dilka Shacabka Soomaliyeed.
Leave a Reply