Wasiirka Amniga ee Soomaaliya oo uu wehliyo Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ayaa booqday xarunta Degmada Wadajir oo kooxo argagixiso ka tirsan Al-Shabaab ay la eegteen gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.
Wasiirka ayaa soo kormeeray halka uu saameeyay qaraxa, kaasi oo ay ku dhinteen dad badan halka tiro badana ay ku dhaawacmeen oo u badnaa shacab iyo maamul ku sugnaa xarunta degmada.
Leave a Reply