Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib u heshiisiinta Dowlada Federalka Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid (Juxa) ayaa soo gaaray Magalada Garoowe waxaana ka qeybgalay soo dhaweynta Wasiirka Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Puntland, Baarlamanka, Saraakiil ciidamada iyo Boqolaal dadweyne ah.
Leave a Reply