Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Uganda, Madaxweynaha ayaa dhageystay talooyinka iyo cabashooyinka jaaliyadda soomaliyeed ee Uganda oo laxariirita Dhalinyaro Soomaliyeed oo iskaga Xiran Uganda, wuxuuna dhankiisa uga xog warramay xaaladaha uu dalka ku suganyahay iyo baahida loo qabo in jaaliyadaha dibadda ay kaalin mug leh ka qaataan dib u dhiska iyo nabadeynta dalka.
Leave a Reply