Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali ayaa ku baaqay in Somaliland ay joojiso Diyaaradaha tagaya Magaalada Buuhoodle sababtoo ah waxaa jira Siyaasiin ku sugan Garowe oo doonaya in ay Fashiliyaan Heshiiskii dhexmaray Somaliland iyo Khaatumo,
Mr Waraabe ayaa sheegay diyaaradii Buuhoodle imaanaysa waa inay ogalansho ka haystaa Soomaliland iyo Groupka Cali Khaliif Galayr Hadalkaan ayaa imaanaya Todobaadkii tagay ay Somaliland iyo Khaatumo Heshiis is afgarad ah ku gaareen Magaalada Hargeysa.
Leave a Reply