Madaxwayne kuxigeenka Kowaad ee Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid adan ayaa tacsi Tiiraanyo leh u diray shacabkaii kuwax yeeloobay qaraxii ka dhacay saldhiga Waabari ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan Wasiirkii Ciyaaraha iyo dhalinyarada Shiiq Maxamed Maxamuud Awyuusuf oo dhaawacii kasoo gaaray qaraxaas u geeriyooday.
Leave a Reply