Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in cilad ay ku timid Internet ee ka jiray Gobolada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya, Wasaarada ayaa sheegay in markab uu jiiray qadkii dhulka hoostiisa maraayey.
Ciladaan soo gashey qadka Internet Koonfurta iyo Bartaha Soomaliya ayaa culeys ku keentay shaqooyinkii ka socday Xafiisyada Dowlada Soomaliya,Ganacsatada,Warbaahinta kala duwan Sida Radiiyaasha,Websiteyada,Tvyada iyo qaybaha Buslahada Soomaliyeed lama oga intay qaadanayso
Leave a Reply