Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed cali Gaas ayaa ku eedeeyay mid ka mid ah maamuladda deriska la ah Puntland ee Soomaliland inay taageeraan ururka Al-shabaab ee dagaalka kula jira Maamulka Puntland.
Madaxwyane Gaas waxaa uu sheegay in dawlada Somaliland ay taageerto oo ay fangareyso kooxda Al-shabaab ee dagaalada iyo qaraxyada ka wada Punland iyo Soomaliya, waxaanab kaloo uu sheegay in dhibaatada ururka Alshabaab ay ku dambayn doonto kuwa hadda soo abaabulaya ee Soomaliland.
Leave a Reply