Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa Galabta Cafis u fidiyay 13 Maxbuus oo ku xirnaa Xabsiga Dhexe ee Xamar Munaasabadda Ciidda awgeed.
Maxaabiista Maanta uu cafiska u fidiyay Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa la sheegay in ay galeen dambiyada fud fud waxaana la sheegay ujeedka cafiska in uu yahay in waqtiga farxada maalmaha ciida iyo xuriyada ay la qaataan eheladooda iyo asxaabtooda.
Leave a Reply