Maamulka gobalka Banaadir ayaa howlo bur burin ah ka sameeyay qeyba ka mid ah Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Nuqdisho Gudoomiyaha Gobolka Baandir Taabit Cabdi Maxamed iyo Masuuliyiin kale ayaa goobjoog ka ahaa markii Cagafta Lamariyey sandaqado iyo qashin lasoo dhoobay wada.
Leave a Reply